$type=ticker$count=12$cols=4$cate=0

Oday 90 jir ah oo 70 sano kadib qoyskiisa raadinaya

Cismaan Maxamuud Xasan, oo ah oday 90 jir ah kuna nool magaalada Hargeysa, ayaa baadi-goobaya qoyskiisa oo uu sheegay in ay kala...

Cismaan Maxamuud Xasan, oo ah oday 90 jir ah kuna nool magaalada Hargeysa, ayaa baadi-goobaya qoyskiisa oo uu sheegay in ay kala maqnaayeen muddo ku dhow 70 sano.

Cismaan ayaa sheegay in qoyskiisu xilligaas deganaayeen magaalada Wajeer, isla markaana aanu muddo 70 sano ah wax xiriir ah la yeelan ehelkiisa.

Odayga ayaa arrintan kaga hadlay waraysi uu siiyay MM Somali TV, isagoo rajaynaya in fariintiisu gaarto qoyskiisa ama cid kasta oo garanaysa ehelkiisa, si uu mar kale ula xiriiro.

📢 Fadlan la wadaag (Share) si fariintani u gaarto dad badan. Waxaa suuragal ah in qof ka mid ah qoyskiisa ama dadka yaqaan uu arko.

@Kalsoor Media ✍️

COMMENTS

Loaded All Posts Not found any posts VIEW ALL Readmore Reply Cancel reply Delete By Home PAGES POSTS View All RECOMMENDED FOR YOU LABEL ARCHIVE SEARCH ALL POSTS Not found any post match with your request Back Home Sunday Monday Tuesday Wednesday Thursday Friday Saturday Sun Mon Tue Wed Thu Fri Sat January February March April May June July August September October November December Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec just now 1 minute ago $$1$$ minutes ago 1 hour ago $$1$$ hours ago Yesterday $$1$$ days ago $$1$$ weeks ago more than 5 weeks ago Followers Follow THIS PREMIUM CONTENT IS LOCKED STEP 1: Share to a social network STEP 2: Click the link on your social network Copy All Code Select All Code All codes were copied to your clipboard Can not copy the codes / texts, please press [CTRL]+[C] (or CMD+C with Mac) to copy Table of Content