$type=ticker$count=12$cols=4$cate=0

Ninkaygu 12 Sanno ayuu iga Maqan yahay, Maxaa Xal ah?

  Gabadh ayaa Sheekh Dirir soo waydiisay suaal ah Ninkaygu 12 sanno ayuu iga maqan yahay laakiin wuu i biiliyaa  maxaa xal ah? Sheekh Dirir ...

 


Gabadh ayaa Sheekh Dirir soo waydiisay suaal ah Ninkaygu 12 sanno ayuu iga maqan yahay laakiin wuu i biiliyaa  maxaa xal ah?

Sheekh Dirir ayaa ugu jawaabay Hadii aad sabri kari waydo qaadiga (Garsooraha) u tag, qaadigu waa in uu u yeedho ninka, hadii uu diido ninkaagu inuu kuu yimaado qaadigu waa in uu go,aan qaato, 

Gabadha muslimada ah inay xanibnaato oo lugta laga xidho maaha, quraanku waxaa uu ka digay in la dayaco gabdhaha Muslimada ah {فَتَذَرُوهَا كَالْمُعَلَّقَةِ} mid daldalan oo kale oo nin leh nin la,aana ah in laga dhigo gabdha Muslimada ah sax maaha oo quraankaaba ka digay.

12sanno waa mudo aad u badan waa qofkii oo dhinacwalba la seejiyay, Waa hadii sidaad wax u sheegtay ay wax u jiraan, markaa waa dacwoon kartaa.

COMMENTS

Loaded All Posts Not found any posts VIEW ALL Readmore Reply Cancel reply Delete By Home PAGES POSTS View All RECOMMENDED FOR YOU LABEL ARCHIVE SEARCH ALL POSTS Not found any post match with your request Back Home Sunday Monday Tuesday Wednesday Thursday Friday Saturday Sun Mon Tue Wed Thu Fri Sat January February March April May June July August September October November December Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec just now 1 minute ago $$1$$ minutes ago 1 hour ago $$1$$ hours ago Yesterday $$1$$ days ago $$1$$ weeks ago more than 5 weeks ago Followers Follow THIS PREMIUM CONTENT IS LOCKED STEP 1: Share to a social network STEP 2: Click the link on your social network Copy All Code Select All Code All codes were copied to your clipboard Can not copy the codes / texts, please press [CTRL]+[C] (or CMD+C with Mac) to copy Table of Content