$type=ticker$count=12$cols=4$cate=0

MUSAABAQADA QUR’AANKA KARIIMKA AH IYO QIRAA’AATKA

  Waxaa maanta oo ah Axad, 13-ka Sebtembar 2026, si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Hargeysa munaasabadda sannadlaha ah ee Musaabaqada Qur...

 


Waxaa maanta oo ah Axad, 13-ka Sebtembar 2026, si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Hargeysa munaasabadda sannadlaha ah ee Musaabaqada Qur’aanka Kariimka ah iyo Qiraa’aatka, oo sannadkan galay sanadkii 11-aad.

Musaabaqadan oo sannadihii hore ay ka qayb geli jireen oo keliya tartamayaal Soomaaliyeed, laakiin sannadkan markii ugu horreysay ayaa loo beddelay musaabaqo caalami ah, iyadoo ay ka qaybgalayaan tartamayaal ka kala socda in ka badan 15 dal oo dunida ah.

Musaabaqaddu waxay si rasmi ah u bilaabatay maanta, 13-ka Sebtembar 2026, waxaana la filayaa inay soo gabagabowdo Jimcaha, 18-ka Sebtembar 2026.

Munaasabaddan ayaa ah fursad muhiim ah oo lagu dhiirrigelinayo barashada, xifdinta iyo ku-dhaqanka Kitaabka Alle, iyadoo sidoo kale ay xoojinayso xiriirka iyo is-dhexgalka bulshada Muslimiinta ee caalamka.

Kalsoor Media waxay idiin soo gudbin doontaa wararka, muuqaalada iyo dhacdooyinka la xiriira musaabaqadan caalamiga ah.

COMMENTS

Loaded All Posts Not found any posts VIEW ALL Readmore Reply Cancel reply Delete By Home PAGES POSTS View All RECOMMENDED FOR YOU LABEL ARCHIVE SEARCH ALL POSTS Not found any post match with your request Back Home Sunday Monday Tuesday Wednesday Thursday Friday Saturday Sun Mon Tue Wed Thu Fri Sat January February March April May June July August September October November December Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec just now 1 minute ago $$1$$ minutes ago 1 hour ago $$1$$ hours ago Yesterday $$1$$ days ago $$1$$ weeks ago more than 5 weeks ago Followers Follow THIS PREMIUM CONTENT IS LOCKED STEP 1: Share to a social network STEP 2: Click the link on your social network Copy All Code Select All Code All codes were copied to your clipboard Can not copy the codes / texts, please press [CTRL]+[C] (or CMD+C with Mac) to copy Table of Content