$type=ticker$count=12$cols=4$cate=0

Mucjisadii Kansarka Lagu Daaweeyay

Wiilkan oo lagu magacaabo Xaamud, ayaa sheegay in laga helay xanuunka kansarka, kadibna uu dhakhtar u aaday dalka Hindiya. Kadib...

Wiilkan oo lagu magacaabo Xaamud, ayaa sheegay in laga helay xanuunka kansarka, kadibna uu dhakhtar u aaday dalka Hindiya.

Kadib markii uu dhakhtarku baaritaanno ku sameeyay, wuxuu Xaamud u sheegay inuu u baahan yahay qaliin culus oo waqti dheer qaadan kara. Waxa kale oo loo sheegay in haddii aan qalliinkaasi la samayn, xaaladdiisu ay halis tahay, isla markaana uu lix bilood oo keliya noolaan karo.

Xaamud wuxuu sheegay in xilligaas inuu u laabtay Alle, isagoo bilaabay towbad, duco, dikri iyo Salaatul-Layl joogto ah, sidoo kalena uu raacay Jamaacada Tabliiqa.
Markii la gaaray maalintii loogu ballansanaa qalliinka, sida uu Xaamud sheegay, dhakhtarkii ayaa baaritaankii ku celiyay, balse wax kansar ah kama uusan helin jirkiisa.
Arrintaasi waxay la yaab ku noqotay dhakhtarkii Hindiya ahaa, maadaama markii hore loo sheegay inuu qabo kansar una baahan yahay qalliin culus.

Qisadan Xaamud wuxuu uga sheekeeyay waayo-aragnimadiisa, isaga oo xusaya kaalinta towbaddu, ducadu iyo Alle u noqoshadu ku yeesheen noloshiisa.

@Kalsoor Media ✍️

COMMENTS

Loaded All Posts Not found any posts VIEW ALL Readmore Reply Cancel reply Delete By Home PAGES POSTS View All RECOMMENDED FOR YOU LABEL ARCHIVE SEARCH ALL POSTS Not found any post match with your request Back Home Sunday Monday Tuesday Wednesday Thursday Friday Saturday Sun Mon Tue Wed Thu Fri Sat January February March April May June July August September October November December Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec just now 1 minute ago $$1$$ minutes ago 1 hour ago $$1$$ hours ago Yesterday $$1$$ days ago $$1$$ weeks ago more than 5 weeks ago Followers Follow THIS PREMIUM CONTENT IS LOCKED STEP 1: Share to a social network STEP 2: Click the link on your social network Copy All Code Select All Code All codes were copied to your clipboard Can not copy the codes / texts, please press [CTRL]+[C] (or CMD+C with Mac) to copy Table of Content