Ma runbaa gabdhaha guriga joogta inay tahay gabadh aan bulshada waxba u haynin? Wax hayntu ma marka kambuyuutar la sameeyo, ama gaadhi la sa...
Ma runbaa gabdhaha guriga joogta inay tahay gabadh aan bulshada waxba u haynin? Wax hayntu ma marka kambuyuutar la sameeyo, ama gaadhi la sameeyo ama dayuurad la sameeyo baa?
Mise waa marka bani aadam la dhalo ee la soo saaro ee la koriyo ee la keeno? Bulshada iyamaa u faa’iido badan?
Waxa la hubaa intaynu arkayno dunidan korkeeda waxa saaran ee aynu la dhaqmayno bani,aadamkaa ugu qaalisan
Qofka Bani aadam dhalay ee koriyay ee keenay ee bulshada kusoo daray iyo qofka bulshada dayuurad u sameeyay ama taagni u sameeyay iyamaa bulshada wax u qabatay? Labaduba waxbay qabteen, se iyamaa roon?
Waxaan odhan karnaa Warshada bani,aadamka soo saartaa ka roon warshada biraha soo saarta.
COMMENTS