Sheekh Mustafe waa Engineer ku takhasusay Electrical Engineer Sheekh Mustafe waa Engineer ku takhasusay Electrical engineer ilaa heer uu ka ...
Sheekh Mustafe waa Engineer ku takhasusay Electrical Engineer
Sheekh Mustafe waa Engineer ku takhasusay Electrical engineer ilaa heer uu ka gaadhay inuu noqdo macalim jaamacadeed (lecturer)
Laakiin waxa uu caan ku yahay dacwada iyo faafinta khayrka iyo wanaaga dhiirigelinta, waana shaqsi Ilaahay ku manaystay aqoon , aftahanimo, daacadnimo, dadaal iyo ikhlaas, mashallah.
Mid ka mid ah mawduucyadii ugu saamaynta badnaa waa ee aan dhagaysto ee uu sheekhu ka hadlo waa ilxaadka.
Adiga mawduucee kuugu saamayn badnaa?
@Abdisalan Abib

COMMENTS