$type=ticker$count=12$cols=4$cate=0

Hooyo Wanaagsan Mise Aabo Wanaagsan

𝗜𝗹𝗺𝘂𝗵𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝘂 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗮𝗻 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗵𝗼𝗼𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝗶𝗻 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘂𝘂 𝘂 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗮𝗻 𝘆𝗮...

𝗜𝗹𝗺𝘂𝗵𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝘂 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗮𝗻 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗵𝗼𝗼𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝗶𝗻 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘂𝘂 𝘂 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗮𝗻 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝗮𝗯𝗯𝗲 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻.



Hooyadu waa dugsiga ugu horreeyay ee ilmuhu ka barto diinta, akhlaaqda, dhaqanka iyo hab-dhaqanka wanaagsan. 

Hooyaduwaa mid saacadaha iyo waqtiga ugu badan la qaadata ubadka, waana sababta tarbiyadda ubadku ugu xidhan tahay wanaagga iyo toosnaanta hooyada.

Dhanka kale waxa aad arkaysaa aabbe bulshada ka dhex ifaya oo lagu yaqaan aqoon, diin iyo akhlaaq suuban, balse carruurtiisu aanay sidaas ahayn. Hase yeeshee, aad bay u yar tahay in la arko hooyo wanaagsan oo ubadkeeda ku barbaarisay  diinta iyo akhlaaq, kadibna ubadkeedu noqdo kuwo ka fogaaday wanaagga.

Taas macnaheedu ma aha in ilmuhu aanu u baahnayn aabbe wanaagsan, ee waxa ay tilmaamaysaa in doorka hooyadu uu yahay mid aad u weyn oo saamayn qoto dheer ku leh shakhsiyadda ubadka.

Sidaas awgeed, Islaamku waxa uu inagu boorriyey in lagu dadaalo doorashada haweenayda diinta leh ee wanaagsan. Nabigu ﷺ wuxuu yidhi: «فَاظْفَرْ بِذَاتِ الدِّينِ تَرِبَتْ يَدَاكَ»

"Dooro gabadha diinta leh, waad liibaani doontaaye."

Hooyo wanaagsan waa hadiyadda ugu qaalisan ee loo hibayn karo ubad wanaagsan.

— Abdisalan Abib

COMMENTS

Loaded All Posts Not found any posts VIEW ALL Readmore Reply Cancel reply Delete By Home PAGES POSTS View All RECOMMENDED FOR YOU LABEL ARCHIVE SEARCH ALL POSTS Not found any post match with your request Back Home Sunday Monday Tuesday Wednesday Thursday Friday Saturday Sun Mon Tue Wed Thu Fri Sat January February March April May June July August September October November December Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec just now 1 minute ago $$1$$ minutes ago 1 hour ago $$1$$ hours ago Yesterday $$1$$ days ago $$1$$ weeks ago more than 5 weeks ago Followers Follow THIS PREMIUM CONTENT IS LOCKED STEP 1: Share to a social network STEP 2: Click the link on your social network Copy All Code Select All Code All codes were copied to your clipboard Can not copy the codes / texts, please press [CTRL]+[C] (or CMD+C with Mac) to copy Table of Content